


Halkan Kala Soco Warka iyo Xogta Shirkada. Sidoo Kale Adeegso whatsapp +252 63 339 1288
Rabi iyaa mahad leh, Maanta Boodhari Mills waxay ku tartamaysaa suuqyada cuntada ee baaxada wayn leh.



Warka Boodhari Mills
2023-Shirka waxa la isugu yeedhay dhamaan saamileyda si ay maamulku ula wadaagan xaalada dhaqaale ee shirkaddu ku sugantahay.
Boodhari Mills waxay ku guulaystay in daqiiqda iyo calafka xoolaha. Boodhari Mills waa astaan caana oo ka mida ganacsiga ugu wayn deeganada Soomalida, khaasatan Somaliland.
2024-2025 Warshaddu xeelad ganacsi iyo dhaqaale awgeed ayay hakisay wax soo saarka, yadoy weheliso sobobahii siyaasadeed ee kajiray geeska Africa (Force Majore). Taarikhda ku xusan waxa qabsoomay shirar online ah oo shirkaddu la gashay saamileyda iyo dadwaynaha horumarka danaynaya.
2026 (April)-Warshaddu waxay bilowday soo saarka daqiiqda iyo Calafka Xoolaha. Yadoo maalgalinta qamadiga shirkaddu soo shaacisay si loo gaadho baaxad sare ama cunto badan warshaddu u soo saarto.
Mahadnaq gaara iyo maamuus aya mudan yihiin saamileyda iyo inta taageerta hadafka Boodhari Mills.
Adeegso whatspaka Shirkadda hadaad u baahato in laguu soo diro xogta.
Maalgashiga Shirkada
Waxaanu Haynaa Shares ama saami ay rabaan dadkii hore usoo maalgashaday shirkadda inay iibiyaan. Hadii aad danaynayso lasoo xidiidh info@boodharigroup.com


