

$$$ Fa'iido Wadaag: Lixdii biloodba $$$
Naga hel lixdii biloodba xisaab xidh daahfuran, sida
1. lacagtaadu halka ay marayso,
2. iibka daqiiqda iyo suuqa
3. fa'iidada soo noqotay iyo qaar kaloo badan.
Sheerku wuu kooban yahay. Yaan lagaa buuxin fursadan Kusoo biir warshad casriya oo cunta nadiifa umada usoo saarta.

Dhaqaaluhu waa Nolosha
Daawo lacagtaada oo bakhaarada dalka dhax wareegaysa. Hadaad shaqaynaysay noloshaada oo dhan, Boodhari waa dhaqaala labaad.
Dhamaan ummada Somaliyeed fursadani way u furantahay inta buuxin karta shuruudaha maalgashiga.
Adeegso foomka hoos ku dhigan.
Call Whatsapp +252 63 339 1288 Adeegso foomka Hoose.
Wax soo saarka dalka iyo warshaduhu way ka faaida badanyihiin ganacisyada kale ee ka jira wadanka.

Soo Saarka Daqiiqda
Adeegso Foomka Hoos ku dhigan. Nidaamka Maalgashiga iyo Shuruudaha iyaad heli.
Ama
Xafiiska Hargeisa: + 252 63 339 1288


Boodhari Mills laba nooc weeye daqiiqda ay iibisaa. Sida daqiiqda cad iyo whole wheat loona yaqaan daqiiqda isku jirka ee nafaqada leh.
Calafka Xoolaha
Boodhari Mills waxa kale oo uu soo saarayaa buushiga xoolaha la siiyo maalin walba insha Allah. Sareenku boqolkiiba labaatan 20% waa buushi, halkan xoolo dhaqatada waxaa uga soo kordhaya horumar aad u qiimo badan. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan raashinka xoolaha hadii aad u baahato nagala soo xidiidh emailka, ama Telephoonka.

