Halkay Maraysaa Shirkadu?
June-August 2020: Dhamaystirka Rikaabada Warshada
Warshada waxa socota Rikibaadii oo imika gacanta ay ku hayaan farsama yaqaanada ajinabiya iyo qurbo joog yaguna xirfad u leh warshadaynta oo Soomaali ah.

Wax Soo Saarka Beeraha
Shirkadu waxay bilowday hadafkii lagu beerayay
toban kun oo ayker ( 10 000acres) oo laga soo saarayo qamadiga badankiisa ay warshadu u baahantahay.



Dooxyada biyaha geeya bada iyay shirkadu uga faaiidaysay beeralayda ay shirkadu maalgaliso.
Maalgashiga Shirkada
Maalgaliska shirkadu wuu furanyahay si dalaga
beeraha iyo wax soo saarka loo sii kordhiyo loogana
maarmo qabadinka didbada laga keenayo.
