DJI_0707_Moment.jpg
botomnstr.png

Kusoo dhawow Shirkada Boodhari Mills, warshada Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha

Boodhari Mills way biloday soo saarkii daqiiqda iyo Calafka Xoolaha. Xadhiga waxa laga jaray oo si rasmi ah shirkada loo furay August.30.2021

Wax soo saarka dalka iyo warshaduhu way ka faaida badanyihiin ganacisyada kale ee ka jira wadanka.

Saami Kooban iyaa imika jira inta aan la xidhin oo aad Kaga Qaybgali $3000 sadex kun  oo doolar iyo wixii ka badan.

Adeegso Foomka Hoos ku dhigan. Nidaamka Maalgashiga iyo Shuruudaha iyaad heli.

Ama 

Xafiiska Hargeisa: + 252 63 339 1288

info@boodharigroup.com

Boodhari Mills laba nooc weeye daqiiqda ay iibisaa.  Sida  daqiiqda cad iyo whole wheat loona yaqaan daqiiqda isku jirka ee nafaqada leh.

Calafka Xoolaha

Boodhari Mills waxa kale oo uu soo saarayaa  buushiga xoolaha la siiyo maalin walba insha Allah. Sareenku boqolkiiba labaatan 20% waa buushi, halkan xoolo dhaqatada waxaa uga soo kordhaya horumar aad u qiimo badan.

 

Xoolo dhaqatada ama dadka ka ganacsada geela ,adhiga, lo'da iyo digaaga waxay helayaan meel si joogta ah ay uga helaan raashinka/daryeelka xoolaha.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan raashinka xoolaha hadii aad u baahato nagala soo xidiidh emailka, ama Telephoonka.

2000.jpg

Yes! Waan Xiisaynayaa Fursadan